Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Wasiirka Maaliyadda SSC-Khaatumo oo Ka qayb galay Daah-furka Warbixinta Sanadeedka 2024 ee Xukuumadda Federaalka

Muqdisho, Talaado, 24 Juun 2025 — Wasiirka Maaliyadda SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen X Hiirad, ayaa ka qeyb-galay munaasibadkii daah-furka Warbixinta Sanadeedka 2024-ka ee Horumarka…

Muqdisho, Talaado, 24 Juun 2025 — Wasiirka Maaliyadda SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen X Hiirad, ayaa ka qeyb-galay munaasibadkii daah-furka Warbixinta Sanadeedka 2024-ka ee Horumarka Maaliyadda, oo uu daah-furay Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac.

Munaasidan oo ah mid balaadhan ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukumadda JFS , Xildhibaano JFS, Agaasimeyaal iyo qaar ka mid ah Hey’adaha caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya kala shaqeeya arrimaha dhaqaalaha, kuwaas oo loo soo bandhigay Warbixintaan oo muujinaysa dadaalka Dowladda Soomaaliya ee dar-dar galinta dakhliga iyo dib-u-habeynta Maaliyadda Dalka.

Dhamaad

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)