Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari, Mudane Jaamac Daahir Qodax, ayaa mudo labo maalmod…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari, Mudane Jaamac Daahir Qodax, ayaa mudo labo maalmod kormeer iyo kulamo la qaatay Madaxda sare ee Cashuuraha Berriga, Iyadoo…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari, Mudane Jaamac Daahir Qodax, ayaa mudo labo maalmod kormeer iyo kulamo la qaatay Madaxda sare ee Cashuuraha Berriga, Iyadoo ujeed ku yahay qiimaynta hannaanka shaqo ee waaxda, dhiirrigelinta shaqaalaha, iyo dardargeliyo dadaallada lagu xoojinayo dakhliga gudaha.


