Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
Announcement

Wasaaradda Maaliyddu waxay baabuurleyda ku wargalinaysaa in dhaaman gaadiidlayda bixiyaan cashuurta wado-marista ee…

Wasaaradda Maaliyddu waxay baabuurleyda ku wargalinaysaa in dhaaman gaadiidlayda bixiyaan cashuurta wado-marista ee lixda danbe ee sanadkan 2025, muwaadiniinta aan wali bixin cashuurta…

Wasaaradda Maaliyddu waxay baabuurleyda ku wargalinaysaa in dhaaman gaadiidlayda bixiyaan cashuurta wado-marista ee lixda danbe ee sanadkan 2025, muwaadiniinta aan wali bixin cashuurta waddo-marista waxay ay ku bixin karaan kastamada iyo xafiisyada cashuuraha berriga, sidaa darteed muwaadin bixi cashuurta ku waajibtay baabuurkaaga ka hor inta aanay ka dhalan ganaax lagu soo rogo baabuurkaaga.

Cashuurta wado-marista waa cashuur ku waajibta gaadiidka isticmaala waddooyinka Dawlada Waqooyi Bari Soomaaliya.

View the original post on Facebook(opens in a new tab)