Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Warmurtiyeedka ay ku heshiiyeen Wasiirada Maaliyaddda Dalka ee heer Fadaraal iyo Dowlad-Goboleed iyo Maamulka Gobolka Banaadir

Warmurtiyeedkani waxa uu muujinayaa is-afgarad iyo go’aanno muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta maaliyadeed, kobcinta dakhliga gudaha, horumarinta Maareynta Maaliyadda Dadweynaha…

Warmurtiyeedkani waxa uu muujinayaa is-afgarad iyo go’aanno muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta maaliyadeed, kobcinta dakhliga gudaha, horumarinta Maareynta Maaliyadda Dadweynaha (PFM), iyo dardargelinta is-waafajinta siyaasadaha maaliyadeed ee Dalka.

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)