Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Hambalyo dhamaan shacab waynaha Dawlada Waqooyi Bari ku aadan munaasibadaba sanad guurada 1aad ee aasaaska Dawladeena 30 Luuliyo

Hambalyo dhamaan shacab waynaha Dawlada Waqooyi Bari ku aadan munaasibadaba sanad guurada 1aad ee aasaaska Dawladeena 30 Luuliyo. Muwaadin farxad ku dabaadag, xasilooni iyo amni. Wasaaraddu…

Hambalyo dhamaan shacab waynaha Dawlada Waqooyi Bari ku aadan munaasibadaba sanad guurada 1aad ee aasaaska Dawladeena 30 Luuliyo. Muwaadin farxad ku dabaadag, xasilooni iyo amni.

Wasaaraddu Maaliyaddu waxay si gaar ugu hambalyeynayshaa dhamaan cashuur bixiyaayaasha, ciidamadda iyo qoysaskooda.

View the original post on Facebook(opens in a new tab)