
FURSADO SHAQO - Buuhoodle
Wasaaradda Maaliyadda SSC Khaatumo waxay soo bandhigaysaa 12 fursado shaqo oo loo marayo tartan daahfuran kuwaasoo ka banan Gobolka Cayn, gaar ahaan Caasimaddiisa Buuhoodle. Fadlan wixii…
Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.
Akhri wax badanWararka rasmiga ah, war-saxaafadeedyada, ogeysiisyada dadweynaha iyo dhacdooyinka Wasaaradda.

Wasaaradda Maaliyadda SSC Khaatumo waxay soo bandhigaysaa 12 fursado shaqo oo loo marayo tartan daahfuran kuwaasoo ka banan Gobolka Cayn, gaar ahaan Caasimaddiisa Buuhoodle. Fadlan wixii…

Wasaaradda Maaliyadda SSC Khaatumo waxay soo bandhigaysaa 16 fursado shaqo oo loo marayo tartan daahfuran kuwaasoo ka banan Gobolka Sool, gaar ahaan Caasimaddiisa Laascaanood. Fadlan wixii…

Fariin ku socota Muwaadiniinta Maamulka SSC-Khaatumo oo ku saabsan Fahanka Cashuurta Kirada Daaraha.

Waxaa si rasmi ah looga bilaabay Gobolka Cayn ololaha wacyigelinta iyo hirgelinta Cashuuraha Berriga ee maamulka SSC-Khaatumo. Ololahan ayaa waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Cayn,…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo wefti ka tirsan Golaha Wasiirada, Golaha Shacabka, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta gaadhay Fiqifuliye oo ah caasimadda ku meel gaadhka ee Gobolka Sanaag.…

Ka digtoonada in aad Dawlada Khiyaamaysaan, in aad barmuudo samaysaan aad uga digtoonada.” Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska SSC-Khaatumo Cismaan Ibraahim

Kulanka oo ka qabsoomay xafiiska wasaaradda Maaliyada ee Gobolka cayn ayaa waxaa qayb ka ahaa Taliyaha ku xigeenka Ciidanka Booliska SSC-Khaatumo Mudane Cismaan Ibraahin gadhle, Agaasimaha…

XIDHITAANKA TABABARKA CIIDAMDA ILAALADA CASHUURAHA GOBLKA CAYN CAASIMADIISA BUUHOODLE.

HADAL-JEEDINTII HOGGAAMIYAHA EE MADASHII DAAHFURKA CASHUURAHA BERRIGA GOBOLKA CAYN.