FURSADO SHAQO - Buuhoodle
Wasaaradda Maaliyadda SSC Khaatumo waxay soo bandhigaysaa 12 fursado shaqo oo loo marayo tartan daahfuran kuwaasoo ka banan Gobolka Cayn, gaar ahaan Caasimaddiisa Buuhoodle. Fadlan wixii…

Wasaaradda Maaliyadda SSC Khaatumo waxay soo bandhigaysaa 12 fursado shaqo oo loo marayo tartan daahfuran kuwaasoo ka banan Gobolka Cayn, gaar ahaan Caasimaddiisa Buuhoodle.
Fadlan wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan fursadahan shaqo iyo habka xaraynta waxaad ka akhrisan kartaa Website-ka Wasaaradda Adigoo Riixaya linkiga hoose.
https://mof.kh.gov.so/index.php/job-advertisement-tax-collectors/
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


