U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo wefti ka tirsan Golaha Wasiirada, Golaha Shacabka, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo wefti ka tirsan Golaha Wasiirada, Golaha Shacabka, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta gaadhay Fiqifuliye oo ah caasimadda ku meel gaadhka ee Gobolka Sanaag.…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo wefti ka tirsan Golaha Wasiirada, Golaha Shacabka, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta gaadhay Fiqifuliye oo ah caasimadda ku meel gaadhka ee Gobolka Sanaag. Socdaalkan ayaa daaran u kuurgelidda xaaladaha gobolka, waxaana halkaas si diirran ugu soo dhaweeyay Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Sanaag.

Sawirro

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)