
Cashuurta wadomarista iyo summad siinta gaadiidka ayaa habsami leh uga socda deegaandda dawladda Waqooyi Bari
Cashuurta wadomarista iyo summad siinta gaadiidka ayaa habsami leh uga socda deegaandda dawladda Waqooyi Bari
Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.
Akhri wax badanWararka rasmiga ah, war-saxaafadeedyada, ogeysiisyada dadweynaha iyo dhacdooyinka Wasaaradda.

Cashuurta wadomarista iyo summad siinta gaadiidka ayaa habsami leh uga socda deegaandda dawladda Waqooyi Bari

Wasiirka Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari mudane Cabdiqani Xuseen X Hiirad ayaa ka qayb galay kulanka Wasiiradda Maaliyadda, kulanka oo ahaa mid fogaan arag ah ayaa waxaa shir gudoominayay…

Wasaaradda Maaliyaddu waxay soo dhawaynaysaa Madaxweyanaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Shiikh Maxamuud, Raisal Wasaaraha xukuumasa Dan qaran Mudane Xamse Cabdi Bari iyo…

Dood ku saabsan miisaaniyadda 2026 ee Dawladda Goboleedka Waqooyi Bari. Wasiirka Maaliyadda WB, Cabdiqani Xuseen Hiirad ayaa marti ku ah dood furan oo ku saabsan miisaaniyadda golaha…

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya (DWBS) waxay si rasmi ah u shaacinaysaa in Xeerka Qoondada Miisaaniyadda Sanadka 2026 la ansixiyey, kaddib wadatashi iyo qiimeyn…

Golaha Wakiillada Dawladda Waqooyi Bari, oo fulinaya waajibadooda ansixinta miisaaniyadda, ayaa maanta ka dooday wax ka beddelka Qoondada Miisaaniyadda 2026. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…

Xarunta guud ee Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladda Waqooyi Bari waxaa booqasho rasmi ah ku timi Marwo Faisa Awad Baraar oo ka mid ah Guddiga Dhaqaalaha Waqooyiga Ameerika. Marwadu intii ay…

Laascanood 09-12-2025:- Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Waqooyi Bari Mud. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa kormeer ku yimi Wasaarada Maaliyada Dawladda Waqooyi…

Laascaanood, 03-12-2025: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiirad, iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Mudane Axmed Daahir, ayaa guddoomiyay shirka Isbuulaha ah ee…