Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqani Xuseen X
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiiraad, ayaa maanta xafiiskiisa ku soo dhaweeyay La-taliyaha Arimaha Dhaqaalaha ee Xafiiska Ra’iisul…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiiraad, ayaa maanta xafiiskiisa ku soo dhaweeyay La-taliyaha Arimaha Dhaqaalaha ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dawlaada Federaalka Mudane Uweis Cabdulaahi iyo Agaasime Mohamed Abdi Xaashi.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


