Wasaaradda Maaliyadda, iyada oo u mahadcelinaysa muwaadiniita markasta cashuur-bixiyayaasha ee bixiya cashuuraha ku…
Wasaaradda Maaliyadda, iyada oo u mahadcelinaysa muwaadiniita markasta cashuur-bixiyayaasha ee bixiya cashuuraha ku waajibay, waxay bulshada ku wargalinaysaa in qabashada cashuurta…

Wasaaradda Maaliyadda, iyada oo u mahadcelinaysa muwaadiniita markasta cashuur-bixiyayaasha ee bixiya cashuuraha ku waajibay, waxay bulshada ku wargalinaysaa in qabashada cashuurta wado-marista ee lixda ee danbe ay socoto. Cashuurta wado-marista waa cashuur ku waajibta gaadiidka isticmaala waddooyinka, waxaana baabuurleyda lagu wargelinayaa in ay bixinayaan cashuurta.
Hadaba si aad u qaadato istiikar-ka muujinaya in aad bixisay cashuurta wuxuu diyaar kuugu yahay xafiisyada cashuuraha beriga iyo kastamada dawlad-goboleeka SSC-Khatumo, muwaadin bixi cashuurta intq aan la saarin xanibaad gaadiidkaaga.
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


