إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Hoggaanka iyo dhamaan hawl wadeenaada Wasaaradda Maaliyaddu waxay ka tacsiyeynayaan geerida ku timid Marxuum Yuusuf Jibriil Garaad Cawl. Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Madaxweyne…

Hoggaanka iyo dhamaan hawl wadeenaada Wasaaradda Maaliyaddu waxay ka tacsiyeynayaan geerida ku timid Marxuum Yuusuf Jibriil Garaad Cawl.
Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Madaxweyne ku-xigeenka, Abdirashid Yusuf Jibril Cawl, iyo dhammaan ehelka uu marxuumku ka baxay.
Waxaanu Alle uga baryaynaa inuu marxuumka u naxariisto, danbigiisa dhaafo, Kuna abaalmariyo Jannatul Firdowsa, qoyskana ka siiyo samir iyo iimaan.
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


