Warar la xiriira
OgeysiisSharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha iyo xeerarka miisaaniyadda oo hadda online lagu heli karo
Canshuur-bixiyeyaasha, ganacsatada iyo muwaadiniinta hadda waxay si bilaash ah u soo dejisan karaan sharciyada maaliyadda, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka qoondada miisaaniyadda.
WarKulankii 23-aad ee Gudiga Farsamada Fadaraaleynta Maaliyadda Dalka (IGFFTC) oo Guul ku soo Gabagaboobay
Kulanka Guddiga Farsamada ee Federaaleynta Maaliyadda Dalka ayaa waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Gudiga Mudane, Feisal Mohamed Hashi ayna ka soo qayb-galeen Xubnaha Gudiga ayaa si…
WarWasiirka Maaliyadda oo xil ka qaadis iyo magacaabid sameeyay
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sameeyay xil-ka-qaadis iyo magacaabid cusub, taas oo lagu dardargelinayo hawlaha maamulka Kastamka Degmada Xuddun,…
