Ogeysiis rasmi ah: cashuur dhimis bajaajta
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad, ayaa sameeyay dhimis cashuureed oo dhan 28% gaadiidka bajaajta. Muddada: Maarso 24 –…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad, ayaa sameeyay dhimis cashuureed oo dhan 28% gaadiidka bajaajta.
Muddada: Maarso 24 – Abriil 23, 2026
Go’aankan waxaa lagu taageerayaa gadidleyda bajaajta iyo xaaladda dhaqaale ee bulshada.
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


