Maqaal laga qoray Dawlad wanaaga Waqooyi Bari iyo sida Wasaaradda Maaliyaddu kor ugu qaadayso dakhliga dawladda
https://puntlandpost.net/2026/07/02/northeastern-state-of-somalia-strengthens-tax-collection-and-governance-as-new-federal-member-state/
Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.
Akhri wax badanhttps://puntlandpost.net/2026/07/02/northeastern-state-of-somalia-strengthens-tax-collection-and-governance-as-new-federal-member-state/

Canshuur-bixiyeyaasha, ganacsatada iyo muwaadiniinta hadda waxay si bilaash ah u soo dejisan karaan sharciyada maaliyadda, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka qoondada miisaaniyadda.

Kulanka Guddiga Farsamada ee Federaaleynta Maaliyadda Dalka ayaa waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Gudiga Mudane, Feisal Mohamed Hashi ayna ka soo qayb-galeen Xubnaha Gudiga ayaa si…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sameeyay xil-ka-qaadis iyo magacaabid cusub, taas oo lagu dardargelinayo hawlaha maamulka Kastamka Degmada Xuddun,…