Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawlada Waqooyi Bari ayaa u yeedhay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Cabdiqani Xuseen X
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawlada Waqooyi Bari ayaa u yeedhay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiirad, si ay su’aalo uga waydiiyaan arimaha…

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawlada Waqooyi Bari ayaa u yeedhay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiirad, si ay su’aalo uga waydiiyaan arimaha Maaliyadda.
Wasiirku waxa uu ka warbixiyay kor-u-qaadista dakhliga, cashuur-ururinta iyo horumarinta dhaqaalaha Dawlada Waqooyi Bari.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


