Fursad Layli-shaqo: Full Stack Developers
Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay soo bandhigaysaa shan (5) fursado layli-shaqo (internship) oo loogu talogalay ardayda ka soo qalin-jabisay kulliyadaha tiknoolajiga, kuwa dhiganaya sanadka ugu…

Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay soo bandhigaysaa shan (5) fursado layli-shaqo (internship) oo loogu talogalay ardayda ka soo qalin-jabisay kulliyadaha tiknoolajiga, kuwa dhiganaya sanadka ugu dambeeya, iyo kuwa ku fiican samayna nidaamada iswadda (Application software) ee doonaya in ay khibrad wax ku ool ah oo ku saabsan samaynta nidaamo casri ah, horumarinta nidaamadda lagu dhiso webka (Web Application Development), ciladbixinta nidaamyada (System Maintenance) , iyo barnaamijyada casriyeynta dhijitaalka ah (Digital transformation).
Faahfaahinta layliga-shaqo
Muddada: 6 bilood.
Goobata: Laasaanood.
Soo gudbinta codsiyaddu waxa ay ku egtahay: 25 March, 2025.
Hab gudbinta codsiga
Musharraxa danaynaya waxa uu codsigiisa oo dhammaystiran ku hagaajinayaa:
info@mof.kss.so
Fiiro Gaar ah: Kaliya tartamayaasha soo buuxiya shuruudaha ayaa lala xidhiidhi doonaa.
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


