
Xeer-nidaamiyeyaasha cashuurta gaadiidka oo la soo saaray
Xeer-nidaamiyeyaal taariikhdoodu tahay 1 Noofeembar 2024 ayaa qeexaya diiwaangelinta gaadiidka, cashuurta wadda-marista iyo doorka ciidanka ilaalada waddooyinka ee cashuuraha gaadiidka.
Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.
Akhri wax badanWararka rasmiga ah, war-saxaafadeedyada, ogeysiisyada dadweynaha iyo dhacdooyinka Wasaaradda.

Xeer-nidaamiyeyaal taariikhdoodu tahay 1 Noofeembar 2024 ayaa qeexaya diiwaangelinta gaadiidka, cashuurta wadda-marista iyo doorka ciidanka ilaalada waddooyinka ee cashuuraha gaadiidka.

Waraysi Gaar ah: Wasiirka Maaliyadda SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiirad, oo Wareysi Siiyey Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed (SNTV), kuna Falanqeeyey Arrimaha Maamulka SSC-Khaatumo.

SSC-Khaatumo waxay ka heshaa kab dhaqaale Dawladda Federaalka Soomaaliya, inkastoo weli maqan yihiin mashaariic horumarineed oo ka iman lahaa Dawladda Federaalka. Wasiirka Wasaaradda…

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiirad, oo la waraysi siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV), ayaa faahfaahiyey heerka wada shaqaynta ka…

MUQDISHO 21/10/2024: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo Mudane. Cabdiqani Xuseen X. Hiirad ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ: 2025-2029), kaas…

Laascaanood 14.10. 2024: - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo, Markuu arkay baahida loo qabo in la dardar geliyo hawlaha dakhli iyo kuwa maaliyadeed ee Gobolka Cayn wuxuu xilka…

10ka Oktoober 2024 Wasaaradda Maaliyadda Maamula SSC-Khaatumo ayaa so qaban qaabisay shirka dib u eegista tacrifadda cashuuraha bariga oo wada tashi kala yeelatay dhamaan Wasaaradaha oo ay…

Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad Wasiirka Wasaarada Maaliyada
